
Wafdi Milatari oo Sare oo Kulamo kawada magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya – Waxaa shalay magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi milatari oo sare oo ka socda dowladda Masar, kuwaas oo ka kooban 16 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qalabka sida. Wafdigan ayaa u yimid Muqdisho booqasho rasmi ah oo la xiriirta …